Madaxweyne xigeen caan ah & xaaskiisa oo laga helay cudurka Coronavirus

Madaxweyne ku-xigeenka Koonfurta Sudan, Riek Machar oo qayb ka ahaa guddiga la dagaalanka cudurka Coronaviris ayaa laga helay isla cudurkaas Machar ayaa sheegay in xubna kale oo ka tirsan isla guddiga laga helay cudurka ayna koox cusub sii wadi doonta shaqada inta ay karantiilka ku jiraan. Xaaskiisa, Angelina Teny, iyo qaar ka mid ah ilaaladiisa … Continue reading Madaxweyne xigeen caan ah & xaaskiisa oo laga helay cudurka Coronavirus